Somaliland sadex xisbi qaran ayaa ka jira oo ruqsad u haysta xisbininada ilaa Dec 23 2022 oo ay ka dhacayaan shahaadooyinku sadexda xisbiba .

0
Sunday October 17, 2021 - 16:26:22 in Wararka by Waaberi News
  • Visits: 72
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland sadex xisbi qaran ayaa ka jira oo ruqsad u haysta xisbininada ilaa Dec 23 2022 oo ay ka dhacayaan shahaadooyinku sadexda xisbiba .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus




 
Xisbiga Ucid ayaa ugu da'weyn oo 20 jirsaday , waxa uu xisbiga Kulmiye ka weyn yahay bilo , xisbiga ucid wali kuma guuleysan doorasho madaxwayne, laakiin doorashooyinka deegaanka iyo wakiilada marwalba kaalmo muhiim ah iyo saameyntiisa siyaasadeed ayuu leeyahay.
Sadex goor ayuu isu taagay faysal Cali Waraabe Madaxwayne waliba isaga oo markii ugu dambeeyay ka faro maroojiyey ragii uu sharaxay ee Jamal Cali Xuseen iyo Cabdirashiid Xasan mattan ka mid ahaayeen.
Gudoomiyaha xisbiga Ucid waxa cad in uu markii Afraad sharaxan yahay, sidoo kale ma miuqato qaaciido ( Formula ) siyaasadeed oo ka duwan sadexdii goor ee hore uu is sharaxay oo uu soo bandhigay ilaa hadda , markaa waxa aan is leeyahay mar Afraad hadii uu u diyaar garoobayo in uu dhaco , doorkan qof kale ha uga faaiideeyo murashaxa madaxweynaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip