10 Calaamadood Ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda Maalmaha Koobani Ka Hadheen, Ka Metesho Maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB Sii Xijaabanaysay ?

0
Thursday January 13, 2022 - 13:25:58 in Wararka by Waaberi News
  • Visits: 10
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10 Calaamadood Ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda Maalmaha Koobani Ka Hadheen, Ka Metesho Maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB Sii Xijaabanaysay ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus




10 Calaamadood ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda maalmaha koobani ka hadheen, ka metesho maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB sii Xijaabanaysay ?

"Ninka kaabiga lagu hayaa, wuu kurbanayaa”

1- Ururinta dadka iyo ka hadashiinta Weji ku macaashka ah.

2- Si xun u adeegsiga Warbaahinta Qaranka iyo cayda Madaxda Mucaaradka.

3- Xadhigga, Clcabudhinta muwaadiniinta iyo Madaxda Mucaaradka.

4- Sharci jebinta iyo isku dayga weerarka Golaha Wakiillada

5- Is hortaaga iyo khal khal gelinta Xafladda Xisbiyada Mucaaradku qabsanayaan.

6- Karkarinta iyo u ololeynta Muddo kordhinta Madaxweyne oo xaaraan ah

7- Af-xumada Masuuliyiinta Kulmiye

8- Shaqo ka eryida Weriyeyaasha iyo shaqaalaha fikirkooda cabira

9- Talo maroorsiga iyo iska fogeynta dadka waxgaradka iyo haldoorka bulshada

10- Kirada Xafiisyada Xisbiga oo la iska bixin kari waayo.

Waxaa qoray Maxamed Siddiiq Dhamme





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip