
Musharrax Xasan Ogaal Iyo Taageerayaashiisa Oo Wacdaro Ku Soo Bandhigay Berbera
Musharrax Xasan Cumar "Ogaal" oo kamid ah Musharraxiin Golaha Wakiillada ee Gobolka Saaxil ee Xisbiga WADDANI iyo teegarayaashiisa ayaa wacdaro ku soo bandhigay ololaha Xisbiga WADDANI ee doorashooyinka
Musharrax Xasan Cumar iyo teegeerayaashiisa ayaa isu soo baxa ololaha doorashooyinka ee Xisbiga ee magaalada Berbera ka muujiyey cudooda teegeero,iyadoo ay boqaal kamid ah taageerayaashiisuoo sitay astaantiisa iyo sawirradiisa ay faagaaraha khayriyadda Berbera soo buux dhaafiyeen.




Musharrax Xasan Ogaal Iyo Taageerayaashiisa Oo Wacdaro Ku Soo Bandhigay Berbera