Featured

Sidee Ayuu Ku Geeriyooday Macallin Maxamed Mooge Liibaan?

0 Visits: 343 | Friday July 16, 2021 - 13:37:42

Read More »

Baro Musharraxaaga Xisbiga WADDANI Musharrax Xasan Cumar Xasan (Xasan Ogaal)

0 Visits: 288 | Tuesday May 11, 2021 - 19:04:38
Baro Musharraxaaga Xisbiga WADDANI Musharrax Xasan Cumar Xasan (Xasan Ogaal) oo u taaggan Golaha Wakiillada JSL ee Gobolka Saaxil.

Read More »

Hargeysa:Qoysas Ka Cabanaya Ganacsade Baxsane

0 Visits: 198 | Tuesday May 11, 2021 - 17:08:42

Read More »

Daawo:Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Md.Xirsi X.Cali Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayay Oo Gaadhey Magaalada Ceerigaabo+Gurmed Biyo Ah Oo Ay Gaadhsiiyeen Dadka Abaaraha

0 Visits: 339 | Wednesday November 23, 2016 - 11:34:34
Ceerigaabo-(HGN)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan oo gaadhey magaalada Ceerigaabo ayaa gurmed biyo ah gaadhsiiyey dadka abaaruhu saameeyeen ee gobolkaasi iyo deegaannada hoos taga.

Read More »

Daawo:-Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Ka Gal-Gashay In Uu Ka Mid Noqonaayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 308 | Wednesday November 23, 2016 - 09:54:33
Hargeysa(HGN):-Siyaasi Axmed Muumin Seed, ayaa ka hadlay in uu ka mid noqonaayo Xukuumadda Siilaanyo iyo in kale

Read More »

Daawo:-Siyaasi A xmed Muumin Seed Oo Ka Gal-Gashay In Uu Ka Mid Noqonaayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 252 | Wednesday November 23, 2016 - 09:54:33
Hargeysa(HGN):-Siyaasi Axmed Muumin Seed, ayaa ka hadlay in uu ka mid noqonaayo Xukuumadda Siilaanyo iyo in kale

Read More »

Daawo:Nin Ganacsade Soomaaliyeed Oo Xaruntiisa Ganacsiga Ugu Magac Daray Donald Trump Iyo Buuqa ka dhashay

0 Visits: 288 | Tuesday November 22, 2016 - 22:29:18
Niarobi-(HGN)-Nin ganacsade Soomaaliyeed ah ayaa goobtiisa ganacsiga waxa uu ugu magac daray Donald Trump oo ah Madaxweynaha cusub ee dhawaan ku guuleeystay xilka madaxtinimada dalka Mareeykanka .

Read More »

War Xasaasi Ah:Laba Wasaarad Oo Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Isku Maandhaafey Qaxoontiga Dalka Yemen Ee Ku Xanniban Badda Berbera.

0 Visits: 271 | Tuesday November 22, 2016 - 21:20:08
Hargeysa-(HGN)-Mas'uuliyiinta wassaaradda caafimaadka Somaliland ayaa si rasmiya uga hadashey sababaha ay degmada Berbera ugu xannibeen qaxoonti ka soo cararey dagaallo ka jira dalkaasi Yemen.

Read More »

Daawo:-Wasiirka Duulista Somaliland Oo Ka Hadlay Diyaarado Dagaal Oo Ku Soo Xad-Gudbay Hawada Somaliland

0 Visits: 196 | Tuesday November 22, 2016 - 20:13:51
Hargeysa(HGN):-Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md.Farxaan Aadan Haybe, ayaa si ka hadlay diyaarado ciidan oo iyaga oo joog hoose ku duulaya duqeeyey meelo ka mid ah deegaanada Somaliland, waxaana uu digniino u diray diyaaradahaasi iyo ciddii dambe ee sidaa sharci darro da ah ugu soo…

Read More »

Sir Culus:Axmed Muumin Seed-Kii Ka Cadhoodey X.Waddani Oo La Filayo In Uu Xukumada Siilaanyo Uu Magacaabeyso Badhasaabka Gobolka Saaxil Iyo Lacago Laaluush Ah Oo La Siin Doono Xubnihii Dibed-Wareegga Ahaa

0 Visits: 217 | Tuesday November 22, 2016 - 11:48:12
Hargeysa-(HGN)-Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.oo immika ku biirey garabka la magac baxay toosinta WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa la filayaa in dhawaan isku shaandheyn uu samayn doono Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo loo magacaabi doono badhasaabka gobalka Saaxil…

Read More »

Doon Qaxoonti Ka Yimi Dalka Yamen Oo Maalmahan Ku Xaninbnayd Magaalada Berbera Oo Xukuumadda Somaliland Ragii Waday Doonta Xadhig Iyo Ganaax Iskugu Dartay

0 Visits: 188 | Tuesday November 22, 2016 - 11:46:18
Hargeysa-(HGN)-Wararka naga soo gaadhaya magaalo madaxda gobolka Saaxil ee degmada Berbera ayaa sheegaya in Doon qaxoonti ka keentay dalka dagaaladu ka socdaan ee Yamen oo siday 55 qof oo qaxoonti ah ay todobaadkii u danbeeyey ku xanibnayd marsada magaalada Berbera ayaa waxa sida la sheegay xukuumadda…

Read More »

Daawo:Siyaasi Xamarji Oo Beeniyey In Uu Ka Baxayo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

0 Visits: 301 | Tuesday November 22, 2016 - 11:43:42
Hargeysa-(HGN)-Siyaasi Muj.Axmed Cumar X.Cabdillaahi Xamarji,oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa si cad u beeniyey in uu ka baxayo xisbiga mucaaradka ah WADDANI.

Read More »

"Haddaanu Nahay Bulshada Reer Gabiiley Doorashada Ka Hor Gobolnimada Gabiiley Ciddii U Ololeysa Ee U Codeysa,Maalinta Doorashadana Waanu Dooraneynaa Ama Muxaafid Ha Ahaado Ama Mucaarid Ha Ahaadee"Suldaan M.Sabbeyse

0 Visits: 275 | Tuesday November 22, 2016 - 11:39:00
Hargeysa-(HGN)-Suldaan Mowliid Sabbeysey ayaa si kulul ula hadley xildhibaanno KULMIYE ah oo diidey in ay ansixiyaan gobolnimada Gabiiley.

Read More »